Envío a todo Costa Rica por solo ₡1490 

Enviar a
Costa Rica
0
  • argentina
  • chile
  • colombia
  • españa
  • méxico
  • perú
  • estados unidos
  • internacional

Selecciona tu país

América

Europa

Resto del mundo

portada Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press)
Formato
Libro Físico
Editorial
Idioma
Español
Encuadernación
Tapa Dura
ISBN13
9781912411498

Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press)

Cabdishakuur Warsame Cabdiraxmaan (Autor) · Looh Press · Tapa Dura

Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press) - Cabdishakuur Warsame Cabdiraxmaan

Libro Nuevo Importado
Envío: 8 a 10 días háb.
₡ 15.396
Costos de importación y 13% IVA incluídos en el precio ✅
Libro Nuevo

Quedan 100 unidades

₡ 15.396
Llega entre el 07 Ago y el 13 Ago a Costa Rica. Seleccionar ubicación

Reseña del libro "Adkaysi de Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame(Looh Press)"

SANADIHII AAN SIYAASADDA KU JIRAY waa sheeko-nololeed xiiso badan oo ku saabsan nolosha siyaasadeed ee mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya maanta. Buuggan wuxuu si qoto dheer u sawirayaa safarka dheer ee qoraaga - laga bilaabo carruurnimidiisii Buulaburte, ilaa markii uu ka mid noqday dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah, iyo doorarkiisii kala duwanaa ee siyaasadda Soomaaliya. Qoraagu wuxuu si daacad ah u sharxayaa caqabadihii uu la kulmay, oo ay ka mid yihiin xarig, dibad-bax, iyo xataa isku day dil. Wuxuu iftiimiyaa xiriirkadiisa lala lahaa hogaamiyayaal kala duwan, ururro siyaasadeed, iyo dowladaha shisheeye, isagoo bixinaya aragti cusub oo ku saabsan siyaasadda iyo diblomaasiyada Soomaaliya.Buuggu maaha oo kaliya diiwaangelinta taariikhda shaqsiyeed, laakiin waa casharro muhiim u ah jiilalka cusub ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa danaynaya arrimaha siyaasadda iyo horumarinta qaranka. Buuggu wuxuu bixinayaa aragti qoto dheer oo ku saabsan sida loo maareeyo caqabadaha siyaasadeed iyo muhiimadda adkeysiga iyo go'aanka adag.CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME wuxuu ku dhashay magaalada Buulo Barde, gobolka Hiiraan 1968-dii. Wuxuu shahaadada Bachelor of Law ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee Khartuum, Suudaan 1997-dii, wuxuuna Master of Laws ka qaatay Jaamacadda National University of Malaysia 2002-dii. Wuxuu sidoo kale koorasyo ku saabsan hogaaminta, maamulka iyo xariirka caalamiga ah ka qaatay Machadka Hogaaminta London. Waa siyaasi Soomaali ah oo magac weyn ku leh siyaasadda Soomaaliya, isagoo noqday xubin muhiim ah oo ka mid ah shirkii dib u hishiisiinta Soomaaliya. Waxa uu soo noqday xubno baarlamaanka iyo wasiirka qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah. Wuxuu lataliye u soo noqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo laba jeer u tartamay xilka madaxweynenimada. Waa guddoomiyaha xisbiga Wadajir. Bishii Maajo 2022, waxa loo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu qoray buugga 'Adkaysi (Looh Press, 2024).

Opiniones del libro

Preguntas frecuentes sobre el libro

Todos los libros de nuestro catálogo son Originales.
El libro está escrito en Español.
La encuadernación de esta edición es Tapa Dura.

Preguntas y respuestas sobre el libro

¿Tienes una pregunta sobre el libro? Inicia sesión para poder agregar tu propia pregunta.

Opiniones sobre Buscalibre

Ver más opiniones de clientes